Diyaarado Helikoptar ah ayaa maanta Duqeyn u geystay Gawaadhi la sheegay in ay wateen Xoogagga Alshabaab oo marayey inta u dhaxeysa Baraawe iyo Buulo Madheedh gaar ahaan Agagaarka Deegaanka lagu magacaabo Warta Rooboow, Waxana Warar iskhilaafsan ay ka...
Scandinavia(GOM) Xisbiga haya talada dowlada K/Afrika ee ANC ayaa ku eedeyey waaxda socdaalka ee dowlada Canada iney ku kaceen cunsuri nimo badheedha kadib markey nin cadaana oo ku andacoodey in dadka madow ee K/Afrika ay silciyeen...
Burco -(Goljano)- waraysi gaaban oo aan la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye ee G/Tog-dheer Sahal aadan Maxamed, waraysigan waxa ka soo qaaday Camera Man ka Studio Goljano ee Burco, Ismacil Abokor iman, waraysigan oo aan u wax kaga...
Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa soo saaray digniin ku wajahan dhalinyarada Somalida oo loogaga digaayo iney la howl galaan alshabaab kuwaas oo sii baahaya baryahan danbe.
Wargeyska The Independent ayaa sheegay in digniinta la gaadhsiiyay xukuumada UK, iyadoo,...
Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo qorshaha cusub ee caafimaad ee xukuumadda madaxweyne Obama ayaa waxa ey ka dheceen caasimadda dalkaasi ee Washington, waxaana dadkii mudaaharaadayay lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 30-kun oo ruux.
Dadkan oo sitay...
Muqdisho (Goljano) Shalay Aroornimadii ayaa lagu arkay Irridda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aaden-Cadde 12 Neef oo Geel ah oo ay Toogteen Ciidamada AMISOM, iyo qaar kaloo dhaawaca.
Xoolahan oo Baayac-Mushtari ahaa una sii jeeday Kawaanka Xoolaha lagu...
“Waayaha ayaa idin bari doona ineydan wax kabedalin Aqalka Cad waji waji lagu badaley mooyee,….” Hadaladaasi Waxay Ka mid yihiin Farriin Culus oo Cod ah oo uu soo diray Sh.Usama Bin Ladin.
Farriintan oo ku soo beegantay Labo...
Hargaysa -(Goljano)-Fadhigii Golaha wakiilada ayaa saaka si caadi ah u furmay, fadhigan Saaka oo Si nabad ah oo bilaa buuq ah u furmay ayay ka soo xaadireen xildhibaano aan weli tiradooda rasmiga la shaacin maadama loo diiday...
waraysi aanu la yeelanay guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Kulmiye C/laahi xasan xaji diiriye ayaa waxanu wax ka waydiinay bannanbaxyada ay shalay ka qabanqaabiyeen kana dhigeen magaalada Burco iyo weliba Oog, waxana waraysigan ka qaaday weriye Jama...
Qudbiga Qabriga Salaaxa-Diin (Qabriga Salaaxadiin Al-ayuub 1193 taariikhda miiladiga)..
Magaalooyinka kale ee Taariikhiga waxaa ka mid ah magaalada Tadmur oo ay Roomaaniyiintii dhulkan ka talin jirtay Islaamka ka hor ay dhiseen,Buuro la xardhayna u badan, Dalka Suuriya goobhaas...